Safka Real Madrid ee kullanka Real Sociedad oo lasoo saaray

0
Sunday January 06, 2019 - 23:13:44 in Wararka by
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safka Real Madrid ee kullanka Real Sociedad oo lasoo saaray

    Xilliga geeska Africa, marka ay saacadda soo gaarto 20:30, waxaa Garoonka Santiago Bernabeu ka dhici doonta ciyaar xiiso badan oo ay Real Madrid soo dhoweyn doonto kooxda Real Sociedad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilliga geeska Africa, marka ay saacadda soo gaarto 20:30, waxaa Garoonka Santiago Bernabeu ka dhici doonta ciyaar xiiso badan oo ay Real Madrid soo dhoweyn doonto kooxda Real Sociedad.

Macallin Santiago Solar ayaa soo saarray liiska ciyaaryahannada kullankan uga qayb galaya.

Gareth Bale, Marco Asensio iyo Marcos Llorente ayaa dhammaantood dhaawacyo ku seegaya kullankan.

Xiddigaha Los Blancos ee kullankan caawa diyaarka u ah, isla markaasna uu Solari soo xushay ayaa ah:

Goolhayeyaal: Courtois, Keylor Navas, Kiko Casilla;

Difaacyo: Carvajal, Odriozola, Sergio Ramos, Varane, Marcelo, Nacho, Reguilon;

Khadka dhexe: Kroos, Modric, Fede Valverde, Ceballos, Isco, Casemiro;



Weeraryahanno: Lucas Vazquez, Vinicius, Benzema.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip