FULL TIME: Arsenal Oo Si Fudud Ku Dhaaftay Blackpool

0
Sunday January 06, 2019 - 22:54:44 in Wararka by
  • Visits: 701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FULL TIME: Arsenal Oo Si Fudud Ku Dhaaftay Blackpool

    Kooxda tababare Unai Emery ayaa guul raaxo leh kagaartay Blackpool kulan katirsanaa wareegga seddexaad e FA Cup.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda tababare Unai Emery ayaa guul raaxo leh kagaartay Blackpool kulan katirsanaa wareegga seddexaad e FA Cup.

Ciyaartan oo qaybteedi hore lagu kala nastay 2-0 ayaa markii la isku zoo laabtay waxaa guul ku xaqiijistay kooxda Arsenal.

Gunners ayaana goolka seddexaad ka heshay weeraryahankeeda Alex Iwobi kaas oo shabaqa gaaray daqiiqaddii 82-aad ee ciyaarta.

Kulanka ayaana waqtigii loogu talagalay kusoo idlaaday 3-0 oo ah guushu kuraacday kooxda Arsenal.

Guusha wiilasha Unai Emery ayaana kadhigan i ay wareegga afaraad ee FA Cup ay iska xaadrisay, halkaas oo ay horay u gaareen kooxaha Man United, Spurs, iyo Chelsea.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip