Messi iyo Ronaldo oo kasoo muuqday safka ugu wanaagsan 2018

0
Thursday January 03, 2019 - 20:59:34 in Wararka by
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi iyo Ronaldo oo kasoo muuqday safka ugu wanaagsan 2018

    Wargeyska Faransiiska ah ee L'Équipe ayaa waxa uu soo saarray shax ay ku mideysanyihiin xiddigaha wanaagsan kubadda cagta 2018. Shan ciyaaryahan oo La Liga ka ciyaarta ayaa safkan ku jira, waxaana xusid mudan in liiskan uu ka maqanyahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska Faransiiska ah ee L'Équipe ayaa waxa uu soo saarray shax ay ku mideysanyihiin xiddigaha wanaagsan kubadda cagta 2018. Shan ciyaaryahan oo La Liga ka ciyaarta ayaa safkan ku jira, waxaana xusid mudan in liiskan uu ka maqanyahay Captain-ka Real Madrid Sergio Ramos. Marcelo, Raphael Varane iyo Luka Modric oo ka wada tirsan Real Madrid ayaa liiskan qayb ka ah, waxaana ku wehliya Cristiano Ronaldo, kaasoo xagaaga Juventus ku biirray.

Ku guuleystayaasha Koobka adduunka ayaa sidoo kale safkan ay kusoo dartay L’Équipe, sida Kylian Mbappe, N’Golo Kante iyo Varane.

Captain-ka Belgium ee Eden Hazard iyo difaacyada Liverpool ee kala ah Virgil Van Dijk iyo Trent Alexandre-Arnold ayaa shaxdan qayb ka ah, iyadoo Goolhaye Jan Oblak shaxdan goolhaye loogaga dhigay.



Marcelo, Kante, Modric, Messi iyo Ronaldo ayaa ah shan ciyaaryahan oo kooxdii sanadkii hore ku jirtay.

Shaxda L’Équipe ee 2018

Goolhaye: Jan Oblak (SVN / Atlético)

Difaaca: Trent Alexander-Arnold (ENG / Liverpool)

Raphael Varane (FRA / Real Madrid)

Virgil van Dijk (NED / Liverpool)

Marcelo (BRA / Real Madrid)

Khadka dhexe:

N’Golo Kanté (FRA / Chelsea)

Luka Modric (CRO / Real Madrid)

Kylian Mbappé (FRA / PSG)

Lionel Messi (ARG / Barcelona)

Eden Hazard (BEL / Chelsea)

Weerarka: Cristiano Ronaldo (POR / Real Madrid-Juventus)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip