ITALY: Sheekooyinka ugu waaweyn horyaalka Serie A

0
Thursday January 03, 2019 - 20:35:10 in Wararka by
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ITALY: Sheekooyinka ugu waaweyn horyaalka Serie A

    Kooxaha Napoli iyo Inter Milan oo ku dagaallamaya saxiixa Barella. Xiddiggan waxaa lagu qiimeeyaa €50m, kooxo badan ayaa daneynaya saxiixiisa, iyadoo labadan koox ay yihiin kuwo ugu badan ee xiiseynaya. Juventus oo kusii dhowaaneysa Ramsey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Napoli iyo Inter Milan oo ku dagaallamaya saxiixa Barella. Xiddiggan waxaa lagu qiimeeyaa €50m, kooxo badan ayaa daneynaya saxiixiisa, iyadoo labadan koox ay yihiin kuwo ugu badan ee xiiseynaya. Juventus oo kusii dhowaaneysa Ramsey Bianconeri ayaa kala heshiis Arsenal saxiixa xiddigga reer Wales, waxaana uu ku dhowyahay inuu January kusoo biirro. Roma oo dardar gelineysa la saxiixashada Rodrigi De Paul
Agaasimaha ciyaaraha Giallorossi ayaa si aad ah kaga shaqeynaya sidii xiddigga reer Argentina ay ula soo saxiixan lahaayeen.

Inter oo dooneysa lasoo saxiixasha midkood Donash iyo Jankto

Nerazzuri ayaa labadan xiddig khadka dhexe dooneyso inay safkooda kusoo kordhiso, weliba qaab amaah ah.

Kylian Mbappe oo si aad ah loola xiriirinayo Juventus

Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay si aad ah u xiiseyneyso lasoo saxiixasha xiddigga PSG.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip