FT: United oo guul kale gaartay Chelsea oo la taakeeyay

0
Thursday January 03, 2019 - 19:34:58 in Wararka by
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FT: United oo guul kale gaartay Chelsea oo la taakeeyay

    Waxaa soo wada dhammaaday ciyaarihii caawa ee horyaalka Premier League-ga, iyadoo natiijooyin kala duwan ay kasoo baxeen. Kullankii ugu xiisaha badnaa ayaa dhex maray kooxaha Bournemouth iyo Watford, waxaana ciyaartaas ay ku idlaatay 3-3 oo qaybta h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo wada dhammaaday ciyaarihii caawa ee horyaalka Premier League-ga, iyadoo natiijooyin kala duwan ay kasoo baxeen. Kullankii ugu xiisaha badnaa ayaa dhex maray kooxaha Bournemouth iyo Watford, waxaana ciyaartaas ay ku idlaatay 3-3 oo qaybta hore ee ciyaarta la iska dhaliyay. Burnley ayaa 2-1 kaga adkaatay Huddersfield Town. Halka Crystal Palace ay 2-0 ku dharbaaxeen Wolverhampton Wanderes. Manchester United ayaa iyaduna waxa ay 2-0 kaga adkaatay kooxda Newcastle Unites. Goolasha United ayaa ka kala yimid Romelu Lukaku oo daqiiqaddii 64-aad dhaliyay iyo Marcus Rashford oo daqiiqaddii 80-aad shabaqa soo taabtay. Chelsea ayaa iyaduna bareejo 0-0 la gashay kooxda Southampton.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip