HT: Arsenal oo hooggaanka u heysa Fulham

0
Wednesday January 02, 2019 - 22:33:03 in Wararka by
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HT: Arsenal oo hooggaanka u heysa Fulham

    Waxaa soo idlaatay qaybtii koowaad ee kullan ciyaareedka kooxda Arsenal ay Fulham kula ciyaareyso Emirates Stadium. Arsenal ayaa dooneysa inay kusoo laabato waddada guulaha ka dib qasaarihii Liverpool ka soo gaarray bilawgii toddobaadkan. Gunne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo idlaatay qaybtii koowaad ee kullan ciyaareedka kooxda Arsenal ay Fulham kula ciyaareyso Emirates Stadium. Arsenal ayaa dooneysa inay kusoo laabato waddada guulaha ka dib qasaarihii Liverpool ka soo gaarray bilawgii toddobaadkan. Gunners ayaa ciyaartan ku billaabatay qaab wanaagsan, waxaana hadda ay yihiin kuwo hooggaanka kullanka haya. Laacibka khadka dhexe ka ciyaara ee Granit Xhaka ayaa goolka hooggaanka ay ku hayaan Gunners dhaliyay, waxaana uu shabaqa cuskiyay kubbad uu ka helay Alex Iwobi daqiiqaddii 25-aad ee kullanka.

Isku dayo badan ayay sameeyeen Arsenal, si ay u dheerreeyaan hoogaanka ciyaarta, balse ma aysan u suuro gelin inay mid kale ku taabtaan.

Halka Fulham ay dagaal ugu jirto sidii ay ugu soo laaban lahayd ciyaarta.

Si kastaba ha ahaatee ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 1-0 oo ay kooxda Macallin Unai Emery hooggaanka ku heyso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip