Dowladda Somaliya oo dalka ka eriday Wakiilka Qaramada Midoobay

0
Tuesday January 01, 2019 - 23:02:17 in Wararka by
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somaliya oo dalka ka eriday Wakiilka Qaramada Midoobay

    Dowladda Somaliya ayaa qoraal ka soo saartay Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somaliya Nicholas Haysom.Qoraalka ayaa lagu wargeliyay Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay inuusan dalka ka shaqeyn karin Nicholas Haysom, islamarkaana aanan looga ba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Somaliya ayaa qoraal ka soo saartay Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somaliya Nicholas Haysom.Qoraalka ayaa lagu wargeliyay Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay inuusan dalka ka shaqeyn karin Nicholas Haysom, islamarkaana aanan looga baahnayn. Go,aankaan culus ayaa muujinaya in dalka si guud looga eryay Haysom, islamarkaana uusan ka shaqeyn karin. Arrintaan ayaa timid kadib markii Qoraal uu soo saaray Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somaliya uu dowladda Federalka ka dalbaday inay faah faahiso xarigii Roobow iyo sharciyada loo maray.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip