Mesut Ozil oo ka hadlay haddii uu amaah kaga dhaqaaqayo Arsenal

0
Tuesday January 01, 2019 - 22:34:02 in Wararka by
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mesut Ozil oo ka hadlay haddii uu amaah kaga dhaqaaqayo Arsenal

    Mesut Ozil ayaa tan iyo markii uu kooxda yimid tababare Unai Emery aan si joogto ah ugu soo bilaabanayn safka koowaad ee kooxda Emirates. Ozil ayaana tan iyo bishii lasoo dhaafay lala xiriirinayay in uu isaga dhaqaaqayo kooxda Gunners maadaama uusan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mesut Ozil ayaa tan iyo markii uu kooxda yimid tababare Unai Emery aan si joogto ah ugu soo bilaabanayn safka koowaad ee kooxda Emirates. Ozil ayaana tan iyo bishii lasoo dhaafay lala xiriirinayay in uu isaga dhaqaaqayo kooxda Gunners maadaama uusan ka haysan boos joogto ah. Kooxaha Inter Milan, Juventus, Galatasaray, iyo SC Milan ayaa saf dheer usoo galay saxiixa laacibkii hore ee xulka Germany iyo Real Madrid. Balse Ozil ayaa meesha kasaaray wararka la xiriirinaya in uu ka tagayo Arsenal isaga oo qiray in uu dib u kasbanayo kalsoonida tababare Emery.

Shabakadda ESPN ayaana fahansan in Ozil uu gaashaanka u daruuray ka dhaqaaqidda Emirtes xilli uu carabka ku adkeeyay in uu dagaallamayo booskiisa kooxda kadhisan London.

Si kastaba ha ahaatee, xidigan ku guulaystay koobka adduunka ayaa lala xiriirinayay in uu bishan January faarujinayo garoonka Emirates.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip