Sanadka Cusub: Labadii Su'aal ma iiga jawaabtay? .

0
Tuesday January 01, 2019 - 11:50:47 in Wararka by
  • Visits: 1036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanadka Cusub: Labadii Su'aal ma iiga jawaabtay? .

    Hor dhac:- Dad badan ayaa iigu hambalyeeyay SannadKa cusub ee Miilaadiyada. Dad yar ayaa iigu hambalyeeyay bilawgii Sannadka Hijriyada. Qofna iiguma hambalyeeyn bilawgii Sannadka Soomaalida ee Dabshidka, Neyruuska, badgalka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hor dhac:- Dad badan ayaa iigu hambalyeeyay SannadKa cusub ee Miilaadiyada. Dad yar ayaa iigu hambalyeeyay bilawgii Sannadka Hijriyada. Qofna iiguma hambalyeeyn bilawgii Sannadka Soomaalida ee Dabshidka, Neyruuska, badgalka .

su’aasha 1aad.

((Ma ii sheegi kartaa Cawa Sanadka Hijriyada iyo Kan Soomaalida , Sannadka, Bisha iyo Maalinta?))

Hor dhac.

Inta badan shuruucda waddamada Caalamku waxa ey ogolyihiin Laba Jinsiyadood, Laakin waxaad dhuminee xuquuq kale.dhowr waddan fiiri.

Tusaale : Turkiga, Qofku waxa uu qaadan karaa 2bo Jinsiyadood, Laakin xil siyaasadeed iyo mid ciidan ma qaban Karo, xattaa haddii xaaskaaga ama caruurtaadu ey Jinsiyad kale leeyihiin , Laakin adigu aadna leheyn xilalka qaar ma qaban kartid, Adiga oo Xildhibaan ah haddii wasiir lagaa dhigo waxaad dhuminee Xildhibaan nimadii Turkiga.

Annaga, Heshiis kasta ee uu saxiixo qof Somali ah oo Jinsiyad kale heysta sharci ahaantiisa Su’aal ayaa Ka taagan qofkaasi heer Qaran ama heer Gobal ha noqdee, illa uu muddo cayiman, xilka Ka hor uu Ka Noqdo Jinsiyad kale,

Su’aasha 2aad.

Sharciga Somalidu waxa uu qabaa in muwaadinku uu qaadan Karo,Laba jinsiyadood.Laakin ma jirto meel ey Ku qoran tahay in uu xil siyaasadeed qaban Karo Isaga oo Jinsiyad waddan kale u dhaartay.( Waxaa loo cuskadaa qodob laciifa oo ah Kan xuquuqda muwaadinka Somaliga ee caadiga ah.

((Qofkaasi haddu galo heshiis siyaasadeed oo saameyn caalamiya leh ma aqoonsantahay?))

FG: anigu Qof ahaan, ma aqoonsani, waxna kama badali Karo, Laakin dhaqan galintisa iyo dhowrida heshiiskaa kuma qasbani.

Ha ka xanaaqina saaxiibayaal, Runta qaraar.

Dhamaad.

+++++++++++++++++++++++++++++++++

Dhinaca Bulshada ama tan qofeed (Sannadka cusub waxba iskama bedelayaan haddii aadan adigu wax iska bedelin, Kan cusub hertidiisa iyo Haraatida dhamaadkiisa filo hadaadan Naftaada wax Ka bedelin.

Wax badalka Sannadka lagama rabo ee Adigaa lagaa rabaa.

Sug, sug, 2-dii su’ aal ma iiga jawaabtay? ((……))

Qore: Yahya Amir



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip