LA OGAADAY: GOORMA AYAY PSG Wada Hadallo Lafuraysaa Aaron Ramsey

0
Friday December 28, 2018 - 22:32:32 in Wararka by
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LA OGAADAY: GOORMA AYAY PSG Wada Hadallo Lafuraysaa Aaron Ramsey

    Aaron Ramsey aya maalmihii u dambeeyay si aad ah looga hadal hayay suuqa kala iibisiga ciyaartooyda qaaradda yurub. Xidigan heerka caalami ee reer Wales ayaa qandaraaskiisa garoonka Emirates uu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan. Ramsey aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aaron Ramsey aya maalmihii u dambeeyay si aad ah looga hadal hayay suuqa kala iibisiga ciyaartooyda qaaradda yurub. Xidigan heerka caalami ee reer Wales ayaa qandaraaskiisa garoonka Emirates uu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan. Ramsey ayaa la aaminsanyahay in uu isaha dhaqaaqi karo kooxda uu maamulo tababare Unai Emery ee Arsenal.

Laacibkan ka ciyaara qadka dhexe ayaa xiisa ka helayay inta badan kooxaha waawweyn qaaradda yurub ee PSG, Bayern Munche, iyo Juventus.

Si kastaba ha ahaatee , SkySports ayaa baahisay in PSG ay Aaron Ramsey wada hadallo lafuri doonto bisha January ee soo aaddan markaas uu xidigu xor u yahay in uu laxaajoodo kooxaha kadhisan meel kabaxsan England(Foriegn Clubs).

Kooxda tababare Thomas Tucehel ayaa doonaysa in ay Ramsey usoo qaadato booska Adrien Rabiot, kaas oo ay u badantahay in uu isaga dhaqaaqo kooxda kadhisan caasimadda France.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip