Paris Saint Germain oo Manchester United Kula Dagaallaymaysa Saxiixa Abdoulaye Doucoure

0
Friday December 28, 2018 - 18:12:56 in Wararka by
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Paris Saint Germain oo Manchester United Kula Dagaallaymaysa Saxiixa Abdoulaye Doucoure

    Kooxda kubadda cagta Paris Germain ayaa lagu soo warramayaa in au xiiso waali ah u muujinayso xidiga Watford qadka dhexe kaga ciyaara ee Abdoulaye Doucoure.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta Paris Germain ayaa lagu soo warramayaa in au xiiso waali ah u muujinayso xidiga Watford qadka dhexe kaga ciyaara ee Abdoulaye Doucoure.

Xidigan heerka calami ee reer France ayay kooxda tababare Tuchel doonaysa in ay usoo dhaqaajiso caasimadda France.

Mail Online ayaana fahansan in kooxda caasimadda France ay waqti horaba wada hadallo lafurtay Watford si ay ugula xaajooto sidi ay Doucoure ugu dhaqaajin lahayd Ligue 1.

Laacibkan ku wanaagsan ka ciyaarista qadka dhexe ayaa xiisa kahelayay kooxda Manchester United taas oo dhankeeda doonaysa adeega laacibkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip