Koulibaly oo fariin u diray taageerayasha Inter Milan

0
Thursday December 27, 2018 - 20:51:00 in Wararka by
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koulibaly oo fariin u diray taageerayasha Inter Milan

    Daafac kooxda Napoli Koulibaly ayaa si caro leh kaga falceliyay Cunsiriyadii ay kula Kaceen Taageerayaasha Inter Milan Kuwaas oo xalay wax badan wax ka sheegay midabkiisa Iyo Qaarada uu ka soo Jeeda Ee Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafac kooxda Napoli Koulibaly ayaa si caro leh kaga falceliyay Cunsiriyadii ay kula Kaceen Taageerayaasha Inter Milan Kuwaas oo xalay wax badan wax ka sheegay midabkiisa Iyo Qaarada uu ka soo Jeeda Ee Africa. Waxay kula Kaceen Jinsi faquuq Muuqda Koulibaly ayaana arinkaas aad ugu carooday isagoo is xakameen waaye dhamaadkii ciyaarta isagoo Casaan loo taagay dhamaadkii ciyaarta kadib qaladaad uu sameeyay xidigaan.

Napoli ayaa xalay waxaa looga adkaaday 1-0 kulanki ay la ciyaareen dhigooda Inter Milan kulan Ka Tirsanaa Seri A.

"Waxan ku faanayaa in aan ahay France, Senegal Iyo Napoli Shaqsi Ka Tirsan” ayuu hadalkiisa ku bilaaway asagoo ka falcelinayaa waxa ay ku sameeyee tagerayaasha Inter.



” Niyad jab ayan ka qaaday guuldaradii nagu Dhacday Balse Iska Iloowa walaalayaal waan soo laaban doonaa,”

” waxan ku faanayaa Midabkeyga Madoowga ah waxan kaloo ku qanacsanahay In aan ahay Faraniis Senegal Iyo Napoli Shasi Ka mid ah” ayuu Bartiisa Twitterka ku daabacay daafacaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip