wararka ugu waaweyn ee suqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada
Juventus oo sheegtay inaysan iibin doonin Douglas Costa:
Juventus marnaba ma iibin doonto Xidiga reer Brazil Douglas Costa kaasoo dalabyo ka heesta kooxaha England Gaar ahaan Manchester United Iyo Kooxda Manchester City marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo.(Calciomercato)
Westaham Oo Laga soo diiday dalabka ay gudbiyeen Medel:
Westaham United ayaa laga soo diiday dalab ku aadan qadka dhexe ee reer Chili Gary Medel oo 31-sano jir ah kasoo haatan ka tirsan kooxda Besiktas (Talksport)
Henry oo Doonaayo Demele:
31-sani jirka kooxda Tottonham Qadka Dhaxe kaga ciyaara Mousa Dembele ayaa qandaraaskiisa ku egyahay dhamaadka xilli ciyaareedka waxa uu dalab ka heestaa macalinka Kooxda Monoco ee Thierry Henry (Le Sport 10 – in French)
Tottonham oo daafac Suuqa ka dooneysa bisha Janaayo:
Spusr Ayaa diyaar u ah soo qaadashada 18-sano jirka daafaca dambeedka midig ugu ciyaaraha kooxda Norwich ee Max Aarons kasoo lagu qiimeeyo aduun lacageed gaaraaya £15m, sido kale waxaa xiiso u muujineysa qaadashada wiilkaa kooxda reer Germany ee RB Leipzig (Sun)
Watford oo ka cabsi qabto Psg dalabyada kaga imaanaayo:
Kooxda Watford ayaa cabsi weyn ka qabta inay lumiyaan qadka dhexe ee reer France Abdoulaye Doucoure kasoo dalab xoogan ka heesto kooxda Psg, sidaasi darteed waxa ay doonayaan Nice xidiga u ciyaara ee Adrien Tameze si uu badal ugu noqdo lacibkaan qadka dhexe (Mail)
wararka ugu waaweyn ee suqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada
Real Madrid oo Qorshe cusub u dajineyso Hazard: Kooxda Real Madrid ayaa Diyaarineysa Qorshe ku aadan qaabki ay ku soo qaadan lahaayeen Eden Hazard waxay haatan Chelsea u bandhigaayaan Inay Siiyaan labada xidig ee kala ah Isco iyo Mateo Kovacic oo