Maxaa Kajira Wararka Sheegaya In Uu Ramos Isaga Dhaqaaqi Doono Real Madrid?

0
Wednesday December 26, 2018 - 12:06:01 in Wararka by
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Kajira Wararka Sheegaya In Uu Ramos Isaga Dhaqaaqi Doono Real Madrid?

    Inkasta oo uu Ramos yahay kabtanka iyo daafaca dhexe ee ugu wanaagsan Real Madrid, StarSport ayaa shaaca ka qaadday in Ramos uu isaga dhaqaaqi doono Bernabeu haddii ay kooxdu magacaawdo tababare Jose Mourinho. Mourinho oo tan iyo laga soo cayriayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkasta oo uu Ramos yahay kabtanka iyo daafaca dhexe ee ugu wanaagsan Real Madrid, StarSport ayaa shaaca ka qaadday in Ramos uu isaga dhaqaaqi doono Bernabeu haddii ay kooxdu magacaawdo tababare Jose Mourinho. Mourinho oo tan iyo laga soo cayriayay Manchester United ayaa lala xiriirinaya in uu dib ugu laabanayo Real Madrid.

Jimmy Burns oo ah khabiir ka fallooda kubadda cagta Spain ayaa yiri:

"Sida iska cad haddii uu Moirinho soo laabto qofka ugu horreeya ee bixi doona waxaa laga yaabaa in uu noqdo Ramos.

"Sidaa darteed macnaha kujira halkaas ayaa ah in ay jirto xurguf wayn oo ka dhaxaysa iyaga, waxaana jiri doona xamaasad kadhex dhalan doonta safka kooxda marka uu Mourinho yimaado.

"Anigu gabi ahaan ma ballan qaadayo in uu Mourinho soo laabanayo, balss sidoo kale km meesha kama wada saari karo in uu imaanayo.” Ayuu hadalkiisa kusoo idleeyayJimmy Burns




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip