Tottenham Oo Xasuuq Aan Loo Kala Harin U Gaysatay Everton

0
Monday December 24, 2018 - 23:29:58 in Wararka by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tottenham Oo Xasuuq Aan Loo Kala Harin U Gaysatay Everton

    Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa si arxan darro ah u xasuuqday kooxda Everton kadib markii ay uga adkaadeen 6-2. Everton oo goolka ku horraysay ayaa waxaa daqiiqaddii 21-aad hogaanka u dhiibay weeraryahankeeda Theo Walcott.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa si arxan darro ah u xasuuqday kooxda Everton kadib markii ay uga adkaadeen 6-2. Everton oo goolka ku horraysay ayaa waxaa daqiiqaddii 21-aad hogaanka u dhiibay weeraryahankeeda Theo Walcott.

Balse Spurs ayaa lix daqiiqo kadib latimid goolka barbaraha markaas oo uu weeraryahankeeda Son uu daqiiqaddii 27-aad shabaqa soo taabtay, kahor inta aysanD. Alli iyo H.Kane si isku xigta shabaqa u gaarkn daqiiqaddi 35-aad iyo 42-aad ciyaarta, iyada oo nasiinada lagubkala aaday 3-1.

Markii la isku soo laabtana C.Erikson daqiiqaddii 48-aad ayaa ciyaarta kadhigay 4-2, halka Everton daqiiqaddii 51-aad goolka labaad waxaa u keenay weeraryahankeeda G.Sigurdsson.

Balae Spurs ayaa ciyaarta dishay kadib markii ay Son(67) iyo Harry(74) ay shabaqa gareen, markaas oo ciyaartu waqtigii loogu talagalay kusoo idlaatay 6-2 oo ay guushu kuraacday Spurs.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip