Isku aadka tartanka FA Cup-ka Ingiriiska oo la soo saaray

0
Thursday December 20, 2018 - 21:03:25 in Wararka by
  • Visits: 747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka tartanka FA Cup-ka Ingiriiska oo la soo saaray

    Waxaa la sameeyay isku aadka wareega semi-fnalka ee koobka FA Cup-ka dalka Ingiriiska, kaddib marki xalay lasoo gaba gabeeyay wareega sideeda kooxood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la sameeyay isku aadka wareega semi-fnalka ee koobka FA Cup-ka dalka Ingiriiska, kaddib marki xalay lasoo gaba gabeeyay wareega sideeda kooxood.

Koxda tartankan difaacaneysa ee Manchester City waxay rigoorayaal 3-1 uga soo badiysay Talaadadi kooxda Leicester City, waxay hadda isku beegmeen wareega afarta koox naadiga Burton oo ka mid ah kooxaha ka ciyaara horyaalka heerka labaad ee dalka Ingiriiska.

Burton waxa iyaduna Talaadadi kasoo adkaatay Middlesbrough oo ay ku garaacday 1-0. Kooxda Tottenham ayaa wajahi doonto Chelsea oo ay ay laba jeer isku arki doonaan wareega semi-fainalka ee tartanka bisha Janaayo ee foodda nagu soo heyso.

during the FA Cup Second Round match between Hartlepool United and Blyth Spartans at Victoria Park on December 5, 2014 in Hartlepool, England.

Tottenham, waxay xalay 2-0 uga badisay kooxda ay sida aadka ah u xafiiltamaan ee Arsenal ciyaar xalay ka dhacday magaalada London.Goolasha waxaa Tottenham u kala dhaliyay Heung-min iyo Dele Alli.

WARAR KALE

Kooxda ay hadda isku beegmeen ee Chelsea waxay xalay 1-0 ku garaacday Bournemouth. Goolka guusha waxaa aakhirki ciyaarta u saxiixay xiddigooda Hazard.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip