Zidane oo loo magacaabi doono macalinka Manchester United

0
Tuesday December 18, 2018 - 11:27:03 in Wararka by
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zidane oo loo magacaabi doono macalinka Manchester United

    Macalinka Kooxda Manchester United Jose ayaa qarka u saaran in laga ceyriyo shaqada kooxda Kadib marki uu guuldaro qaraar ka soo qaatay dhigiisa Liverpool. Macalinki Hore ee kooxda Chelsea ayaa marxalad adag ku qaadanaayo Kooxda United Xilli ciyaare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalinka Kooxda Manchester United Jose ayaa qarka u saaran in laga ceyriyo shaqada kooxda Kadib marki uu guuldaro qaraar ka soo qaatay dhigiisa Liverpool. Macalinki Hore ee kooxda Chelsea ayaa marxalad adag ku qaadanaayo Kooxda United Xilli ciyaareedkaan Isagoo xakameen waayay qolka labiska ee kooxda Man United.

Sida Uu Ku Waramaayo Joornaaliistaha Reer FranceJulien Laurens ayaa aaminsan in Zidane uu noqon doono macalinka Kooxda Man United wuxuuna Intaas ku daray In Jaceyl Badan Zidane Kooxda United.

Laurens oo la hadlaaye TalkSports Aya Isniinti u sheegay in Zidane Uu Noqonaayo Macalin Man United Inta aan La Gaarin Sanadka Cusub

"Waxa uu waqtigiisa ugu badan ku bixiyay koox weyn halkaas oo uu u maamulay si wanaagan oo tayo leh”



"Waxa uu leeyahay hab maamul aad u wanaagsan garoonka iyo qolka labiska, ciyaartooyda waa mid ku carbaabiya sida ugu wanaagsan”

"waxaa ii muuqato in uu United qaban doono inta aan ku jirno dabaal daga ciida Kirismiska waana wax aan hubo midaas” ayuu hadalkiisa ku soo koobay wariyeLaurens.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip