Hazard oo sheegay in uu chelsea sii joogi doono

0
Monday December 17, 2018 - 20:50:15 in Wararka by
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hazard oo sheegay in uu chelsea sii joogi doono

    Laacibka xulka Qaranka Belgium-ka iyo kooxda Chelsea Hazard ayaa lagu waday maalmihii la soo dhaafay in uu isaga tagi doono kooxda Blues maadaama uu dhowr jeer muujiyay Jaceylka uu qabo kooxda Chelsea.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka xulka Qaranka Belgium-ka iyo kooxda Chelsea Hazard ayaa lagu waday maalmihii la soo dhaafay in uu isaga tagi doono kooxda Blues maadaama uu dhowr jeer muujiyay Jaceylka uu qabo kooxda Chelsea.

Xidigaan ayaa xalay dhaliyay Gool sido kale waxa uu caawiyay goolka kale ee Chelsea ay shalay guusha kaga qaadatay kooxda Btighton.

Hazard ayaa haatan waxa uu ku lug yeeshay 17-gool oo Horyaalka Egland waxa uu dhaliyay 8-gool halka uu caawiyay 9-gool kale tasoo ka badan dhamaan inta gool uu xillu ciyaareedki hore dhaliyay.

Eden Ayaa waxa uu sheegay in uu doonaayo in uu boqol gool u dhaliye kooxda Chelsea taasoo farxad gelisay taageeraayasha Blues maadaamo uu Doonaayo in taariikh sameeyo waxayna ka dhigeysaa in uu waqti badan sii joogo.

” waan ogahay waxaan ku dhawhay 100 gool balse ma ahan waxa aan doonaayo in aan maskaxdeyda ku mashquuliyo kaliya waxan diirada saarayaa qaabki aan kooxdeyda aan waqti badan oo guulo ah ula qaadan lahaa”



File photo dated 10-03-2018 of Chelsea's Eden Hazard.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip