"Ha Cayrin Mourinho" Taagerayaasha Liverpool Oo Garab Isgtaagay Tababare Jose Mourinho

0
Monday December 17, 2018 - 10:40:00 in Wararka by
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ha Cayrin Mourinho" Taagerayaasha Liverpool Oo Garab Isgtaagay Tababare Jose Mourinho

    Tababaraha reer Portugal ayaa taagerimo u muuqatay mid jees-jees ah kahelay taagerayaasha Liverpool, kadib markii ay kooxdiisu caawa ku horkuftay Reds. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa wajihi doona cadaadis kaga imaan doonta dhanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha reer Portugal ayaa taagerimo u muuqatay mid jees-jees ah kahelay taagerayaasha Liverpool, kadib markii ay kooxdiisu caawa ku horkuftay Reds. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa wajihi doona cadaadis kaga imaan doonta dhanka maamulka Old Trafford, maadaama ay kooxdiisa soo gaarymtay kaba guul darro oo xiriir ah.

Mourinho iyo Man United ayaa laba guul darro lakulmay afar maalmood gudahood kadib markii ay Liverpool ay 3-1 kaga adkaatay kulan ka qabsoomay Anfield.

Guul daradan ayaana United kaga dhignayd in ay 11-dhibcood kadanbayso kooxda kaalinta afaraad ee Chelsea.

Halka arrinta kale ee cajiibka ah ay tahay in laga dhaliyay goolal ka badan goolashii laga dhaliyay dhammaan xilli ciyareedkii 2017-18, marka laga hadlo kaliya Premier League.

Taageerayaasha Anfield ayaana taageero lama filaan ah u muujiyay tababare Jose Mourinho, iyaga oo ku qaylinayay "Don’ Sack Mourinho” oo micnaheedu yahay ha cayrin Mourinho.

Iyada oo United ay waqti horaba xilli ciyaareedkan ay lakulantay lix guul darro oo Premier League ah taagerayaahsa Liverpool ayaa niyad ka muujiyay in ay Red Devils cayriso tababareheeda dhibaatoonaya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip