Maxaa Ka jira in Laga Tanasulay Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo+Dhageyso

0
Monday December 17, 2018 - 10:31:47 in Wararka by
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka jira in Laga Tanasulay Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo+Dhageyso

    Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in laga Tanasulay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in laga Tanasulay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo kamid ah Xildhibaanadda Mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa sheegay In xal iyo Tanaasul uusan jirin,islamarkaana Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya marka dib loo furo looga doodi doono mooshinka.

Sidoo kale waxa uu sheegay in kulankii shalay u dhaxeeyay Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenadiisa looga hadlay sidii loo xalin lahaa Khilaafka dhexdooda ka jira,balse aan looga hadlin arrimaha Mooshinka Madaxweynaha.

Hadalka Xildhibaanka C/xakiin ayaa imaanaya xili ay soo baxeyn warar ku aadan in xal laga gaaray mooshinkii xilka ka qaadista ee laga gudbiyay madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Audio Player

 XIGASHO:https://www.simbanews.net/




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip