Ciidamo Saakay Xiray Wadooyin Muqdisho Muqdisho+Sawirro
Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Wadooyinka ay Ciidamadda ay xireen ayaa kala ah Isgoyska Tarabuunka, Isgoyska Banaadir iyo Taleexdegmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.
Sida ay inoo xaqiijiyeen dad soo maray wadooyinkaas, ciidamo aad u fara badan ayaa wadooyinka la dhigay waxayna si aad ah u baarayaan Gaadiidka Dadweynaha.
Ilaa haatan si dhab ah looma oga sababaha lo xiray wadooyinka,ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Hay’adaha amaanka.
Ciidamo Saakay Xiray Wadooyin Muqdisho Muqdisho+Sawirro
Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.