Duco iyo Xasuus, Ardayada Somaliyeed.

0
Sunday December 16, 2018 - 23:12:40 in Wararka by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duco iyo Xasuus, Ardayada Somaliyeed.

    1-Bareeki ( Dayaarad) ey isaareen asey Baladka igu soo warwareejiyeen, hoos u bacleel Baladka ahaa. Kubbadeey dheeleen aseey koobka guusha dhiibidiisa igu sharfeen.( South Africa- F.S: 1-9)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1-Bareeki ( Dayaarad) ey isaareen asey Baladka igu soo warwareejiyeen, hoos u bacleel Baladka ahaa. Kubbadeey dheeleen aseey koobka guusha dhiibidiisa igu sharfeen.( South Africa- F.S: 1-9)



2-Markab ey i saaren aseey Maanyada isoo marmarsiiyeen ( Turkey- F.S: 10-15). Kuwa kalena waa jiraan.


Baaso ( Lacag) lagaama rabee adlee soo bax, intee laga helaa?.

Qofkii aan u mahad celin Dadka wanaaga u sameeyo, qofkaasu ALLE na uma mahadceliyo ayaa la yiraa.

Alloow hanaga dhigin kuwa wanaaga loo sameeyo inkira.



Alloow adaa weyn oo waaxid ah ee Kutaabta ( Ardayda) Somaliyeed, Irsaqooda barako, Cilmigooda naafac, Ducada waalidiintoodna ugu deeq, khaatumadoodana khayer.

Adna Aqrisoow, ha Kala bakhiilin ee Kutaabta Somaliyeed iigu duceey. Aamiin, Aamiin, Aamiin.


Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip