kala horeynta abwaanada iyo fanaaniinta

0
Saturday December 08, 2018 - 21:52:11 in Wararka by
  • Visits: 2037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    kala horeynta abwaanada iyo fanaaniinta

    10 Mulaxamiinta Heesaha Soomaalida. (1). Cabdikariim Qaareey (Jiir). (2). Axmed Nuur Jaango. (3). Xasan Giriite. (4). Jiimi Sh.Muumin. (5). Axmed Gacayte. (6). Axmed Cali Cigaal. (7). Maxamed Mooge. (8). Saalax Qaasim Naaji.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

10 Mulaxamiinta Heesaha Soomaalida. (1). Cabdikariim Qaareey (Jiir). (2). Axmed Nuur Jaango. (3). Xasan Giriite. (4). Jiimi Sh.Muumin. (5). Axmed Gacayte. (6). Axmed Cali Cigaal. (7). Maxamed Mooge. (8). Saalax Qaasim Naaji. (9). Salaad Darbi. (10). …..?

*Saddexda Abwaan ee ugu Riwaayad Badan.

 

(1). Sangub.

(2). Xasan Ganey.

(3). Axmed Saleebaan Bide.

 

*Saddexda Abwaan ee Ugu Heeso Curin Badan.

 

(1). Axmed Saleebaan Bide.

(2). Maxamed Cali Kaariye.

(3). Xasan Ganey.

 

*Saddexda Heesood Ee Ugu Caansan Soomaalida.

 

(1). Baladweyn oo Uu Sameeyey Hadraawi.. Xasan Aadana Qaado.

(2). Hooyooy La,aanta oo Uu Sameeyey Hadraawi Qaadona Tubeec.

(3). Jeceyl dhiig ma lagu Qoray oo Uu Sameeyey Hadraawi Magoolna Qaado..

 

*Tobanka Fanaan Ee Ragga Soomaalida Ugu Horreysa.

 

(1). Maxamed Saleebaan Tubeec.

(2). Maxamed Mooge.



(3). Maxamed Axmed Kuluc.

(4). Maxamed Nuur Giriig.

(5). Xasan Aadan.

(6). Cumar Dhuule.

(7). Muuse Ismaaciil qalinle

(8). Salaad Darbi.

(9). Axmed Cali Cigaal.

(10). Axmed Mooge..

 

*Shanta Fanaan ee hablaha Soomaalida Ugu Caansan.

 

(1). Magool

(2). Sahra Axmed.

(3). Aamina Cabdilaahi.

(4). Khadra Daahir.

(5). Saado Cali

 

*Saddexda fanaan ee Ugu Heeso Badan Soomaalida.

 

(1). Xasan Aadan.

(2). Sahra axmed.

(3). Magool..

 

*Riwaayadii Ugu Daawashada Badneed Soomaalida.

 

(1). Qabrigii Jeceylka oo Uu Sameeyey Abwaan Sangub.

Actors na Ay ka ahaayeen Salaad darbi iyo Saynab Cige.

 

*Saddexdii Abwaan ee Ugu Horeeyey Curinta Heesaha Jeceylka.

 

(1). Kaariye.

(2). Huryo.

(3). Hadraawi.

 

*Shantii Majaajileeste ee Ugu Horeeyey Soomaaliya.

 

(1). Huryo.

(2). Meecaad Miigane.

(3). Basbaas.

(4). Boon Xirsi.

(5). Aw koombe

 

#Tubeec Boqorka Codka.

#Magool Boqorada Codka

#Khadra Daahira Boqorada Heesaha jeceylka.

#Baxsan Boqorada Heesaha Wadaniga ah.

 

Daljirka Dahsoon inta waxaa ku daray Boqorada Heesaha Mucaaridka Saado Cali Warsame, midhka Tobnaad Mulaxamiinta ka dhiman u kala door labadan Abwaan /Mulaxam

 

1.Bare Maxamed Fiidow

 

2.Mustafe Kiiko. Midkood

xigasho:-somalisan.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip