Saadaasha Khabiirka BBC Sports Mark Lawrenso Ee 16aad Ee Horyaalka Premier
Horyaalka Premier League ayaa usbuucan la ciyaari doonaa kulamadiisii 16aad, waxaana iskaga hor iman doona kooxo waaweyn oo dhinac ka fikiraya inay ciyaartoygooda qaab farsamaysan nasiimo ugu sameeyaan ciyaaraha Champions League ee badhtamaha toddobaadka qabsoomi doona.
Kooxda hoggaanka haysa ee Manchester City ayaa la kulmi karta guul-darradeedii ugu horreysay ee horyaalka Premier League marka ay booqato Chelsea oo cadhaysan kaddib laba ciyaarood oo isku xigta oo midna laga adkaaday midna ay barbar-dhac gashay.
Sida uu saadaaliyey khabiirka BBC Sports eeMark Lawrenso kooxda tababare Pep Guardiola ayaa magaalada London kala soo laaban doonta guul-darro fursad siin doonta Liverpool oo iyaduna hoggaanka la wareegi doonta marka ay martida u noqoto Bournemouth.
Kulamada Sabtida
Bournemouth v Liverpool 0-2
Arsenal v Huddersfield 3-0
Burnley v Brighton 2-0
Cardiff v Southampton 2-1
Man Utd v Fulham 2-0
West Ham v Crystal Palace 2-0
Chelsea v Man City 0-2
Leicester v Tottenham 0-2
Kulana Axadda
Newcastle v Wolves 1-1
Kulana Isniinta
Everton v Watford 2-0
Saadaasha Khabiirka BBC Sports Mark Lawrenso Ee 16aad Ee Horyaalka Premier
Horyaalka Premier League ayaa usbuucan la ciyaari doonaa kulamadiisii 16aad, waxaana iskaga hor iman doona kooxo waaweyn oo dhinac ka fikiraya inay ciyaartoygooda qaab farsamaysan nasiimo ugu sameeyaan ciyaaraha Champions League ee badhtamaha toddoba