AC Milan Iyo Inter Milan Oo Ku Dagaallamaya Daafacyadan Kakala Tirsan Chelsea Iyo Atletico Madrid

0
Friday December 07, 2018 - 16:54:07 in Wararka by
  • Visits: 602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AC Milan Iyo Inter Milan Oo Ku Dagaallamaya Daafacyadan Kakala Tirsan Chelsea Iyo Atletico Madrid

    Sida ay maanta warisay majaladdaIl Corriere dello Sport,AC Milan iyo Inter Milan ayaa ku dagallamaya laba daafac oo muhiim ah. Kaliya maahan daafaca ay labada kooxood ee isku magaalada ahi ay ku dagaallamaya daafaca Atletico Madrid iyo Uruguay Die

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay maanta warisay majaladdaIl Corriere dello Sport,AC Milan iyo Inter Milan ayaa ku dagallamaya laba daafac oo muhiim ah. Kaliya maahan daafaca ay labada kooxood ee isku magaalada ahi ay ku dagaallamaya daafaca Atletico Madrid iyo Uruguay Diego Godin. Balse sidoo kale kooxaha ka wada ciyaara Serie A, ayaa danaynaya saxiixa daafaca Chelsea gadoodka ka ah ee Garry Cahill. Cahill ayaa loo arkaa b dooqa labaad balse, daafacan reer England ayaa la heli karaa marka loo eego Godin, maadaama uu waqtigan kamid yahay safka koobaad ee kooxda ee Atletico Madrid.

Halka Garry Cahill laga tuuray safka koobaad ee kooxda Maurizio Sarri, taas oo kadhigan in xidigani faarujin karo garoonka Stamford Bridge.

Labada kooxood ee talyaani ayay suurta hal tahay in ay gacanta kusoo dhigaan labadan daafac midkood, marka lagaaro suuqa jiilaalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip