Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Tarsan (SAWIRRO)

0
Wednesday December 05, 2018 - 23:34:16 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Tarsan (SAWIRRO)

    Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta magaalada Nairobi waxa uu warqadaha safiirnimo uga guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, waxaana uu maanta warqadahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta magaalada Nairobi waxa uu warqadaha safiirnimo uga guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, waxaana uu maanta warqadahiisa aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Uhuru Kenyatta oo ku qaabilay Madaxtooyada Kenya. Tarsan ayaa horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho intii uu xilka hayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sidoo kale Tarsan ayaa waxa uu horay u ahaa La taliyaha dhinaca siyaasadda ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Danjire Tarsan ayaa ka mid ahaa Danjirayaal dhawr ah oo bilooyin ka hor ay magacawday Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip