Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo mooshin ka keenay Heshiisyada uu galay Madaxweyne Farmaajo

0
Wednesday December 05, 2018 - 23:29:19 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo mooshin ka keenay Heshiisyada uu galay Madaxweyne Farmaajo

    Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay heshiisyada iyo is afgaradyada lala galay dalal shisheeye. Illaa 10 Xildhibaan ayaa saxiixay soo jeedin ku saabsan heshiisyada lala galay dalalka shisheeye,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay heshiisyada iyo is afgaradyada lala galay dalal shisheeye. Illaa 10 Xildhibaan ayaa saxiixay soo jeedin ku saabsan heshiisyada lala galay dalalka shisheeye, intii uu xilka hayay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo laga codsaday Guddoonka inuu furo dooda ku saabsan heshiisyadaas.

Xildhibaanada ayaa si gaar ah u soo hadal qaaday safaradii Madaxweyne Farmaajo ku tagay dalalka Eritrea iyo Itoobiya iyo heshiisyadii is afgaradka saddexda dalka ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

Halkan hoose akhriso mooshinka Xildhibaanada qoreen iyo qodobada ay tilmaameen:-

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip