Taagerayaasha Fiorentina Oo Murugo U Rogaya Faraxadda Taageyaasha Juventus
Kulanka nasiinada lagu kala maqanyahay ee uu dhaxeeya kooxaha Juventus iyo Fiorentina ayaa waxaa hareeyay muran iyo foowdo ay sameenayaan taagerayaasha kooxda Viola.
Kulanka oo ka soconaya garoonka ay ku ciyaarto Fiorentina ee Stadio Artemio Franchi ayay taagerayaasha Juventus kusoo bandhigeen boorar ay ugu tacsiyayaynayaan 39-taageere oo kaga dhimatay musiibadii Haysel.
Musiibadan ayaa dhacday kulan ay kooxda Juventus ay wajahaysay Liverpool, markaas oo ay Reds ku wayday 96-taageere.
Si kastaba ha ahaatee, taagerayaasha ayaa marki garoonka lasoo galay si aad ah uga caraysiiyay taageerayaasha Bianconeri.
Jamaahiirta Kooxda Viola ayaa kusoo cel celinaya kuna heesayya "waan jecelnahay Liverpool” iyaga oo ku xumaynaya Juventus oo 2-0 ku hogaaminaysa kooxdooda.
Taagerayaasha Fiorentina Oo Murugo U Rogaya Faraxadda Taageyaasha Juventus
Kulanka nasiinada lagu kala maqanyahay ee uu dhaxeeya kooxaha Juventus iyo Fiorentina ayaa waxaa hareeyay muran iyo foowdo ay sameenayaan taagerayaasha kooxda Viola. Kulanka oo ka soconaya garoonka ay ku ciyaarto Fiorentina ee Stadio Artemio Franc