SAWIRADA HADLA !!!!

0
Monday November 26, 2018 - 23:47:46 in Wararka by
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRADA HADLA !!!!

    Sawirada "Cartoon" Ka loo yaqaan oo loo isticmaalo, in si kooban lagu cabiro dhacdo u baahan hadal badan. A) waxaan soo xasuustay Haweeneydii Jigjiga Ninkeeda oo Ku xiran Raashinka u geeyn jirtay muddo dheer,kadibna markii maxaabiista la s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirada "Cartoon" Ka loo yaqaan oo loo isticmaalo, in si kooban lagu cabiro dhacdo u baahan hadal badan. A) waxaan soo xasuustay Haweeneydii Jigjiga Ninkeeda oo Ku xiran Raashinka u geeyn jirtay muddo dheer,kadibna markii maxaabiista la soo daayay lagu yiri: Ninkaagii mar hore ayuu dhintay. Raashinka waxaa cuni jiray ciidanka ileeyn gudaha ma gali karto,kadibna weelkii oo faaruq ah ayaa loo soo celin jiray.

Dalaka Mexico ayaa Nin Tuug ah waxa uu qof Ka soo xoogay Dooro( Digaag) Boliskii ayaa Ku soo qabtay Dooradii, hortiisa ayey Ku cuneen, muddo Markuu xabsiga Ku jiray ayaa la iska sii daayay ileyn wax maxkamd lagu geeyo lama hayee.( F.S: 1aad)

B)Dalka Masar ayaa Dowladu tiri: waxaan la dagaaleynaa Musuqa iyo Laaluushka shirkadaha laga qaato, Masuulkii Musuqa sameeyay iyo Lacagtii uu Ka soo helay waxa ey si amaan ah ugu jiraan Miiska madaxda hoostiisa , Laakin dadka waxaa u muuqda madaxdii oo kaliya.( F.S:2aad)

C) Dalka Yaman Nin Masuul dowladaa oo la yiraa taliye Dawac ayaa waxaa Dabadhilif u ahaa Nin u dhashay Qabiilka reer Banii Dijaaj oo dadkiisii Ku yiri: Taageera masuulkaan Cusub, waxa uu la dagaalayaa Xumaanta oo dhan, Laakin dhabadhilifku ma oga in Masuulku uu rabo in uu Baabiyo Qabiilka reer Banii Dijaaj kadibna uu Cuno dabadhilfka laftiisa.( F.S: 3aad).

D) wadamada Barriga Afrika badanaa ,Tuug iyo Xatooyo maba Ka jiraan, Sababta oo ah Tuug Cabsi ayaa Ka muuqata uu sharci iyo Awood kale Ka cabsanaa. Laakin Annaga Cabsi la’aan ayaa la iska qaadan karaa.

Guud ahaan Maamulada Ka jiro Somalia u hel Sawir Cartoon ah oo aad Ku cabirto.(F.S: ???)

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip