Koobka Copa Libertadores: Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay

0
Monday November 26, 2018 - 11:16:25 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 22
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koobka Copa Libertadores: Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay

    Rabshado dhex maray labadan kooxood ee kala ah Boca Juniors iyo River Plate ee xifaaltanka wayn uu ka dhaxeeyo oo ka dhisan Argentina ayay ciyaar kululi dhex mari lahayd Sabtidii balse dib ayaa loo dhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rabshado dhex maray labadan kooxood ee kala ah Boca Juniors iyo River Plate ee xifaaltanka wayn uu ka dhaxeeyo oo ka dhisan Argentina ayay ciyaar kululi dhex mari lahayd Sabtidii balse dib ayaa loo dhigay.

Taageerayaasha kooxda River Plate ayaa weeraray Baskii ay saarnaayeen ciyaartoyda naadiga Boca Juniors kaas oo ku sii jeeday garoonka River ee Monumental.

Ciyaarta ayaa 24 saac dib loogu dhigay Axaddii balse markii ay saddex saac ka dhiman tahay wakhtigii dambe ee la isu balamiyay ayaa haddana mar kale la baajiyay ciyaarta.

booliis


Lahaanshaha sawirkaAFP Ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka Copa Libertadores ee dib loogu soo dhigay Axaddii ayaa haddana mar kale baaqatay.


Go'aanka ku saabsan in ciyaartan maalin kale loo cayimayo ayaan wali la shaacinin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip