AC Milan Oo Heshiis Lagaartay Zlatan Ibrahimovic

0
Wednesday November 21, 2018 - 22:13:55 in Wararka by
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AC Milan Oo Heshiis Lagaartay Zlatan Ibrahimovic

    Xidigan heerka caalami ee reer Sweden ayaa maalmihii u danbeeyay wada hadal kula jiray madaxda kooxda AC Milan isava oo kala xaajoonayay suurta galnimada uu ugu biiri karo kooxda San Siro. Ibrahimovic oo katirsan kooxda LA Galaxy ee dalka maraykan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidigan heerka caalami ee reer Sweden ayaa maalmihii u danbeeyay wada hadal kula jiray madaxda kooxda AC Milan isava oo kala xaajoonayay suurta galnimada uu ugu biiri karo kooxda San Siro. Ibrahimovic oo katirsan kooxda LA Galaxy ee dalka maraykanka ayaa dib ula midoobay kooxdiisi hore Milan, taas oo ku qaadatay heshiis amaah ah.

Gazetta dello Sport ayaa shaaca ka qaadday in AC Milan ay Zlatan Ibrahimovic lagaartay heshiis 6-bilood ah, kaa soo ku qaadanayo adduun dhan 2.2-malyan oo gani.

Kooxda tababare Gatusso ayaana dooq u haysata in ay heshiiska ku darsato hal sano oo dheeri ah oo ay sii haysanayso joog dheeraha deer Sweden.

Milan ayaana doonaysa in ay Zlatan ku buuxiso booska Gonzalo Higuain kaas oo kooxda kaga maqan ganaax iyo dhaawac is biirsaday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip