Laba Su'aal oo mudan in la isweydiiyo.? ?.

0
Monday November 19, 2018 - 22:44:07 in Wararka by
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Su'aal oo mudan in la isweydiiyo.? ?.

    Waxay ku murmayaan: Gabre ayaa Ku xakumayay iyo Adigana Abiye ayaa Ku xakumayay. Tigree ayaad Ka talo qaadan jirtay, Adiguna Oromo ayaad isku dhiibtay. 1-Su'aal, wuxuba soow Ethiopian ma wada ma ahan. ? ?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay ku murmayaan: Gabre ayaa Ku xakumayay iyo Adigana Abiye ayaa Ku xakumayay. Tigree ayaad Ka talo qaadan jirtay, Adiguna Oromo ayaad isku dhiibtay. 1-Su'aal, wuxuba soow Ethiopian ma wada ma ahan. ? ?.

Beryahan Baraha Bulshada waxaa Ku badan Gabre waa la xiray. Hala xiro waaba fiican Tahay, Laakin sababta loo xiray ma anagaa iska mala awaaleyna?.

kaba darane, websites yar yar &TV dibadda Ethiopia laga leeyahay ayaa la soo xigtay iyo muuqaal Nin katiinadeysan oo Gabre Ka muuqaal duwan, Cidda magaca Gabre waa Ku badan yahay ee waa kee?



Dadkii u dhawaa Gabre, waxa aan Ka maqlay, in Gabre uu dalka Shiinaha joogo, waan ogaa in hanti badan oo Somalia uu Ka tacbay uu Shiinaha dhigtay.

2-Su’aal, ma naga hubisay halka Gabre Ku sugan yahay?.

Labadaa Su’aal oo aan fahmi waayay,haddii aad jawaab sugan u heli karto nala wadaag.

Mahadsanid.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip