ILMO SIYAASIYIIN AH !!!

0
Friday November 16, 2018 - 21:44:54 in Wararka by
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ILMO SIYAASIYIIN AH !!!

    Markaan yar-yareyn ee aan Baadiyaha joognay, inta uuna dhicin XIDDIGA WAXARA XERE waxaa Nala dhihi jiray: Gasada Ariga Dhacan saara waxaa soo socda Weer iyo Dawaco baahane. F.S: 1aad. Waxaa kale oo nala dhihi jiray Aqalka gala ee Af ridka soo deysta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markaan yar-yareyn ee aan Baadiyaha joognay, inta uuna dhicin XIDDIGA WAXARA XERE waxaa Nala dhihi jiray: Gasada Ariga Dhacan saara waxaa soo socda Weer iyo Dawaco baahane. F.S: 1aad. Waxaa kale oo nala dhihi jiray Aqalka gala ee Af ridka soo deysta, waxaa soo socda Reer Aakhireed baahan F.S: 2aad.

Intaba waan fahmi jirnay.

Waxaan fahmi waayay, Maanta ayaan arkay Ciyaal magaal isku xujeynaya sheeg xiriirka siyaasadeed ee Nagala dhexeeya Itobiya, Eriteria iyo Walaalheena Jabuuti.

Wiilkii:


1- Garabka ayuu nuuxiyay wuxuuna yiri: iyaaaaw.
2- kadibna farta Mudursatada ah ayuu qaloociyay.
3- kadibna Labada Faryar ayuu isku duubay.
Wuxuuna yiri: xiriirka siyaasadeed ee nagala dhexeya waa sidaa. F.S: 3, 4, 5aad.

Noo sheeg haddaad ciyaal magaal tahay, Muxuu ula jeedaa?.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip