Gabar Guur Kula Ballansaneyd Wiil Ku Dhintay Diyaaraddii Lion Air Oo Sawirro Soo Bandhigtay

0
Thursday November 15, 2018 - 11:18:39 in Wararka by
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar Guur Kula Ballansaneyd Wiil Ku Dhintay Diyaaraddii Lion Air Oo Sawirro Soo Bandhigtay

    Intan Syari, waxaa ay u alkunneyd Rio Nanda Pratama, waxaana ay ku ballameen in ay dhawaan aqal galaan. Waxaa uu ka mid noqday 189 Qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo 29kii Bishii October ka dhacay Dalka Indonesia. Waxaa uu qorshahoodu ahaa in ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Intan Syari, waxaa ay u alkunneyd Rio Nanda Pratama, waxaana ay ku ballameen in ay dhawaan aqal galaan. Waxaa uu ka mid noqday 189 Qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo 29kii Bishii October ka dhacay Dalka Indonesia. Waxaa uu qorshahoodu ahaa in ay is guursadaan 11ka November 2018,laakiin isagii ayaa ku dhintay shil diyaaradeed. Intan, ayaa sheegtay in saaxiibkeeda uu kula kaftamay in haddii uu soo daaho ay sawirrada isu diyaarinta Arooskooda u dirto isaga. Rio Nanda, ayaa ku yiri saaxiibtiis "haddii aan soo laaban waayo 11ka November 2018,waa inaad xirataa Taajka , fargaliska iyo dharka kale ee aan ugu talagalnay arooskeenna"

Sawirradii ugu horreeyay geeridiisa kaddib ayey gelisay Barta Instagramka,waxaana ay sheegtay in aymurugta geeridiisa ku illaaweyso dhoollacaddeyntiisii iyo xigmadihii ay ka dhaxashay.

Waxaa ay sheegtay in ay is garanayeen 13 Sano oo ay wada socdeen,waligeedna jeclaan nin kale, laakiin markii mudada guurkooda soo dhawaatay uu isagii geeriyooday.
XIGASHO SHAACIYE.COM
 104330333 52f0ea88 E39e 41a3 8400 50682e872767
104330333 52f0ea88 E39e 41a3 8400 50682e872767
 104330000 F0a1ded0 7a21 4b8f 9260 3630c63f0286
104330000 F0a1ded0 7a21 4b8f 9260 3630c63f0286
 104329997 2f737006 6ec7 4599 8730 B37dedf22ba6



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip