DHAGEYSO: Taliye Indhoqarshe oo u digay Saraakiisha Ciidanka xoogga

0
Thursday November 15, 2018 - 10:33:39 in Wararka by
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Taliye Indhoqarshe oo u digay Saraakiisha Ciidanka xoogga

    Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray Shaqsiyaad ku labisan dharka Ciidanka,kuwaasoo marar qaarkood Isbaaro dhigta qeybo ka mid ah Gobolada dalka iyo duleedka Magaalada Muqdisho. Indhoqarshe waxaa uu sheegay in qeybta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray Shaqsiyaad ku labisan dharka Ciidanka,kuwaasoo marar qaarkood Isbaaro dhigta qeybo ka mid ah Gobolada dalka iyo duleedka Magaalada Muqdisho. Indhoqarshe waxaa uu sheegay in qeybta Saad ay kula xisaabtami doonaan hadii la arko dharka Ciidanka qof xiran islamarkaana aan ka tirsaneyn Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in dib u habeyn lagu sameeyo taliska Ciidanka xoogga,islamarkaana cidii dhibaato u geysata Shacabka lagula xisaabtami doono.

Waxaa uu saraakiisha Ciidanka uga digay in ay sameeyaan musuq maasuq, dhaawaci kara Sumcadooda midda Ciidanka.

Dib habeyn ballaaran ayuu sheegay in ay ku sameyn doonaan Ciidanka xoogga.

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip