Meeqa xabadood? =Qormo Xiiso Xaambaarsan=

0
Thursday November 15, 2018 - 10:02:47 in Wararka by
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meeqa xabadood? =Qormo Xiiso Xaambaarsan=

    Maanta 14/11/2018 waxaa loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Jamcihadda Quruumaha, warbixin Ka kooban 156 page oo Ka hadleyso Somalia. Bogga ugu horeeya waxaa Ku qoran in laga soo bilaabo 2013 markii cunaqabateynta hubka qayb ahaan laga khafiifiyay, in S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta 14/11/2018 waxaa loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Jamcihadda Quruumaha, warbixin Ka kooban 156 page oo Ka hadleyso Somalia. Bogga ugu horeeya waxaa Ku qoran in laga soo bilaabo 2013 markii cunaqabateynta hubka qayb ahaan laga khafiifiyay, in Somaliya la soo galiyay 20.000 Qoray oo hubka nuucyadiisa ah iyo 75.000.000 ( todobaatan iyo Shan milyan) oo rasaas ah ah.

Taa macnaheedu waa in qofkasta oo Somali ah ey Ku soo aadeyso 7.5 Xabadood. Allow ummaddaada ka badbaadi.

Ma muuqato in Cunaqabateynta nalaga qaadayo. Waase suuragal in eriterya laga qaado, kadibna eyadu ey hub mucaawino ah na siiso.

Bal aan sii akhriyo qoraalka inta ii dhiman.

Haddii aad u baahantahay qoraalka oo dhameystiran ii soo dir E mailkaaga si aan ula wadaago 10 qof ee u horeyso si ey ugu sii gudbiyaan qofkii daneynayo.

Qore: Yahya Amir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip