Khilaafka geeska afrika wuxuu u la mid yahay khilaafka dawlada khaliijka oo kale

0
Wednesday November 14, 2018 - 21:37:20 in Wararka by
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka geeska afrika wuxuu u la mid yahay khilaafka dawlada khaliijka oo kale

    Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada dalka faransiiska madaxweynaha Jabuuti mudane Geelle. Madaxweyne Geele oo socdaal ku jooga wadanka Faransiiska ayaa wuxuu dawlada Faransiiska ka cod sanayaa in aan Da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada dalka faransiiska madaxweynaha Jabuuti mudane Geelle. Madaxweyne Geele oo socdaal ku jooga wadanka Faransiiska ayaa wuxuu dawlada Faransiiska ka cod sanayaa in aan Daganaasha Jabuuti aan khatar lagalinlagana ilaaliyo dawladaha arinkaa dabada ka reexaya. Isagoo aan sheegi dawladahaas. Dalada Jabuuti waxay heshiis laga shay dalka faransiisku in uu ka ilaaliyo wax kasta oo colaada oo dawlado shisheeye u soo xawilaan dalka jabuuti. qaranimadeeda.

Waqtigan lagu jiro lama ogaan karo go’aanka dawlada Faransiiska ka qaadsn doono codsiga madaxweyne Geele uga yimid.

Madaxweyne geele wuxuu cabsi weyn ka qabaa hadii cuna Qabateynta caalamiga ah laga qaadayo Dawlada Eritrea arbacada 14.11.2018 maxay saamay ku yeelan karaa siyaasada gudaha iyo dibada ee dalka jabuuti.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip