VIDEO: Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo Muqdisho Ku qabatay Munaasibad lagu taageerayey Dowlada FD ( DAAWO SAWIRADA )

0
Wednesday November 14, 2018 - 21:16:00 in Wararka by
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO: Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo Muqdisho Ku qabatay Munaasibad lagu taageerayey Dowlada FD ( DAAWO SAWIRADA )

    Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo Muqdisho Ku qabatay Munaasibad lagu taageerayey dowlada oo ay ka qebgaleen in ka badan 500 oo dhalinyaro ah Kulan ay Soo qaban qabiyeen ururka somalia youth power kaasi ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo Muqdisho Ku qabatay Munaasibad lagu taageerayey dowlada oo ay ka qebgaleen in ka badan 500 oo dhalinyaro ah Kulan ay Soo qaban qabiyeen ururka somalia youth power kaasi ay kumidesan yihiin dhalinyaro somalia ayaa kaqabsomay magalada muqdisho kulankan ayaa ujerdisiisu tahay tageera loo muujinayo dowlada waqtigan dalka kataliso waxaana kasoo qeybgalay dealinyaro tiradooda kor udhafeyso 500boqol uruada bulshada faniin siyaasin xildhibaano ugu Noreen waxa gobta kahadlya gudomiyha ururkaa xamda xasan maxamuud. Oo kashekeysay caqabadaha ay kala kulantay geedigii dheera ay kusoo dhistay dhalinyarada ururka ay kimedesan yihiin waxayna aad ugodadisay hananka shaqo ee dowlada somalia waxayna umahadsaqday dhalinyarada waqtigii aad ka kala shaqeeyay hirgilinta fikradan ay kumidesan yihiin in kabadan 500 oo dhalinyaro somalia Dhankale waxaa madasha kahadlay qaar kamid ah xildhibanada federalka somalia oo ay kamid tahay Xildhiban canab xasan cilmi waxayna Ku dheeratay kashekeynta muhiimada ay dalka uleyihiin dhalinyarada somalia waxayna isdul istagtay dhalinyarada iney umidoban garab istaaga dowlada iyo lashaqeynta gunanadkii waxay dhalinyarada xildhibanada kula dar darantay in aanu marnaba aqbalin in laniyad jibiyo dhalinyarada oo waxay shegtay iney yihiin owaada 1aad ee wadanka



Daawo:-Video-ga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip