Xaasaska Al-Shabaab oo laga musaafurinayo Beledxaawo (Digniin ka soo baxday Al-Shabaab)

0
Wednesday November 14, 2018 - 19:56:04 in Wararka by
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaasaska Al-Shabaab oo laga musaafurinayo Beledxaawo (Digniin ka soo baxday Al-Shabaab)

    Maamulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa amar ka soo saaray xaasaska u dhaxa ragga ka tirsan Al-Shabaab iyo carruurtooda, iyagoo ku . wargeliyay inay si degdeg uga baxaan gudaha degmada Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Maxamuud Xayd Cusmaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa amar ka soo saaray xaasaska u dhaxa ragga ka tirsan Al-Shabaab iyo carruurtooda, iyagoo ku . wargeliyay inay si degdeg uga baxaan gudaha degmada Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Maxamuud Xayd Cusmaan ayaa soo saaray amarka looga musaafurinayo degmadiisa xaasaska ay qabaan Al-Shabaab iyo carruurtooda. Hase ahaatee Al-Shabaab ayaa ku hanjabay in haddii ay arrintandhacdo inay qaadi doonaan tallaabo aar-gudasho ah, waxayna la soo xiriireen ganacsatada iyo waxgaradka maamulka inay kala hadlaan sidii uu maamulka degmada uga laaban lahaa amarka. Ganacsatada iyo odayaasha deegaanka ayaa la sheegay in maamulka degmada ay kala hadleen dalabka ka soo yeeray Al-Shabaab, waana lagu gacan seyray.

Al-Shabaab ayaa dhankooda ku dhawaaqay inay go’doominayaan degmada Beledxaawo, si la mid ah deegaanada kale ay u go’doomiyeen, waxaana arrintan walaac ka muujiyay dadka deegaanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip