AKHRISO: Maxay kusoo dhamaatay Ciyaartii xulalka Soomaaliya iyo Itoobiya
Ethiopia ayaa ku guuleysatay 4-0 ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka Olympics U-23 oo ka dhacday Addis Ababa.
Xulka martida ahaa ayaa ku bilaawday qaab ciyaareed xun, taasoo keentay in labo gool lagu nasiyo qeybtii hore.
Si kastaba ha ahaatee, xulka martida loo ahaa ee Ethiopia ayaa hogaanka ciyaarta dheereystay qeybta labaad, iyagoo ku daray laba gool kale.
Kullanka lugta labaad ee Ethiopia iyo Somalia ayaa lagu ciyaari doonaa dalka Djibouti oo ay marti ahaan u leeyihiin dalkeena 20 bishaan Novenber.
AKHRISO: Maxay kusoo dhamaatay Ciyaartii xulalka Soomaaliya iyo Itoobiya
Ethiopia ayaa ku guuleysatay 4-0 ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka Olympics U-23 oo ka dhacday Addis Ababa. Xulka martida ahaa ayaa ku bilaawday qaab ciyaareed xun, taasoo keentay in labo gool lagu nasiyo qeybtii hore.