SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

0
Wednesday November 14, 2018 - 09:44:30 in Wararka by
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

    Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa. Waxa ay isku diyaarinayaan isreeb-reebka Ciyaaraha Olomb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa. Waxa ay isku diyaarinayaan isreeb-reebka Ciyaaraha Olombikada oo lugta hore ay la ballansan yihiin Xulka Itoobiya.

Wasiirka oo la kulmay dhalinyarada ayaa ku dhiira-geliyay sidii ay guulo ugu gaari lahaayeen dhiggooda Itoobiya oo ay la ballansan yihiin.

Ciyaartoyda da’dooda ka hooseysa 23-sano jirka ayaa maanta oo Arbaco ah la ciyaaraha Xulka Itoobiya oo lugta koowaad ka dhici doonto Magaalada Addis Ababa.

Isreeb-reebka Ciyaarta u dhaxeysa 23-jirada Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ah Ciyaaraha Olombikada ee lagu qabanayo Magaalada Tokyo ee Dalka Japan sanadka 2020-ka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip