Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Kapul

0
Monday November 12, 2018 - 20:29:36 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Kapul

    Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay, tiro kalena oo aan la shaacinna wey ku dhaawacmeen kadib Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay bar koontarool oo ay ku sugnaayeen Ciidamo Boolis ah oo ku yaalla caasimadda Afghanistan, ee Kabul. Qaraxaan ayaa imaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay, tiro kalena oo aan la shaacinna wey ku dhaawacmeen kadib Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay bar koontarool oo ay ku sugnaayeen Ciidamo Boolis ah oo ku yaalla caasimadda Afghanistan, ee Kabul. Qaraxaan ayaa imaanayaa iyada oo ay ciidamada amniga Afghanistan sheegeen in ay la tacaalayaan la dagaalanka Taliban.

Qaraxa ayaa laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Afghanistan maanta oo Isniin ah, waxaana ay wasaaradda arimaha gudaha ee dalkaasi ay sheegtay in ay wadaan samatabixin.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyada qaraxaan, waxaana socda baaris ku saabsan sababta iyo sida uu qaraxaan u dhacay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip