Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas Oo Eedeyay Dowladda Soomaaliya

0
Sunday November 11, 2018 - 09:54:56 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas Oo Eedeyay Dowladda Soomaaliya

    Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto.

Waxaa kaloo uu sheegay in maamul goboleedyada ay masuuliyad xooggan ka saaran tahay shacabka ay matalaan kuna sugan ay maamulaan.


Sidoo kale waxuu ka hadlay in xilka uu iska casiley madaxweynhii Koonfur Galbeed Shariif Xassan oo ahaa guddoomiyhii golaha iskaashiga maamul-goboleedyada.

Isaga oo la hadlayay Idaacada Voa-da ayuu sheegay inay taasi qeyb ka tahay faragelinta dowladda Soomaaliya ku heyso Maamul Goboleedyada,isla markaana taasi ay keentay in dhaqaalihii Wadanka lagu bixiyo in lagu kala fogeeyo Maamul Gobolredyada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip