Al Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaabkii Loo Diyaariyay Shaxda Qaraxyadii Muqdisho

0
Friday November 09, 2018 - 23:36:30 in Wararka by
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaabkii Loo Diyaariyay Shaxda Qaraxyadii Muqdisho

    Al shabaab War kasoo baxay ayaa Looga hadlay Qaraxyo maanta ka dhacay Gudaha Muqdisho. Xarakada ayaa sheegtay in Weerarka lagu daahfuray camaliyad Istish-haadi ah kadibna ciidamo hubeysan oo inqimaasi ah ay gudaha u galeen Hotelka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al shabaab War kasoo baxay ayaa Looga hadlay Qaraxyo maanta ka dhacay Gudaha Muqdisho. Xarakada ayaa sheegtay in Weerarka lagu daahfuray camaliyad Istish-haadi ah kadibna ciidamo hubeysan oo inqimaasi ah ay gudaha u galeen Hotelka.
Al shabaab ayaa sido kale sheegay Markii ay dagaalyahannadu gudaha u galeen Hotelkain dadkii ku jiray Hotelka iney u soo yaaceen dhanka ilinka dambe ee Hotelka si ay u baxsadaan, balse halkaasi loogu diyaariyay camaliyad kale oo istish-haadi ah oo dhacday 5 daqiiqo ka dib markii uu howlgalka bilowday.

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan waxayna xaqiijisay in ay beegsatay Hotelka Saxafi oo ay daganyihiin xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka, saraakiil amni iyo mas’uuliyiin ka tirsan DFS, sida lo cadeeyay warka lagu baahiyay Warbaahinta Al Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip