Isaga oo hadalkiisa sii wata Xildlhibaan Dalxa oo Aqalka Hoose ku metala Koonfur Galbeed wuxuu uga digay inay doortaan hogaamiye kale, kaasi oo ay uga shalaayaan Madaxwaynihii xilka ka tagay.

Doorashad Koonfur Galbeed oo ah mid xasaasi, ayna ku tartamayaan Murashaxiin kala duwan oo mug iyo miisaan ku leh siyaasada dalka ayaa waxaa lagu wadaa inay qabsoonto 17-ka bishaan November.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

Audio Player