Dhinaciisa, Suldaan Cabdi Kariin Macalin Xasan, ayaa farta ku fiiqay in Hanaanka 4.5 iyo dowlad goboleeyadda ay yihiin caqabadaha ku hor-gudban dalka, isaga oo xusay in hadii la turxaan bixiyo wadanka uhorseedi karto dowladnimo loo dhan yahay oo bixisa adeegyada looga baahan yahay.

Hoos ka dhageyso warka oo Cod ah

Audio Player
 
00