Sawirro:-Hir-Shabeelle Oo Taageero Millateri Siinaysa Macaawisleyda La Dagaalameysa Shabaab

0
Thursday November 08, 2018 - 09:41:43 in Wararka by
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Hir-Shabeelle Oo Taageero Millateri Siinaysa Macaawisleyda La Dagaalameysa Shabaab

    Wasiirka Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle oo ay wehlinayeen Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabdi Sheekh ayaa waxa ay booqdeen maleeshiyaad dhawaan la dagaalamay Al-Shabaab ee (Macaawiisley)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle oo ay wehlinayeen Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabdi Sheekh ayaa waxa ay booqdeen maleeshiyaad dhawaan la dagaalamay Al-Shabaab ee (Macaawiisley) Maleeshiyaadka macawiisleyda ayaa waxa ay ku sugan yihiin deegaano hoostaga Magalada Jowhar,waxana wafdiga wasiirka amniga Hir-Shabeelle ay u kuurgaleen xaalad ay ku sugan yihiin iyo taageerada ay u baahan yihiin.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka warqabo,isla markaana taageero ay siinayaan.

Wasiirka Maamulka Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle ayaa sheegay in Maamulka hir-Shabeelle uu diyaar u yahay in uu ka caawiyo dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab,isla markana ataageero Millateri ay siinayaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip