DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland "Nin nin ka Adkaankaro ma jiro"

0
Thursday November 08, 2018 - 09:05:10 in Wararka by
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland "Nin nin ka Adkaankaro ma jiro"

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in lagu dhaqo dalka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in haddii aysan aan dastuurka lag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in lagu dhaqo dalka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in haddii aysan aan dastuurka lagu dhaqmin aysan jirin cidcid ka Adkaankarta.

Dowladda dhexe ayuu ugu baaqay in ay ixtiraamto dastuurka KMG ah hadii kale wixii dhaca ay qaadan doonto Mas’uuliyadda.

Waxaa uu sheegay in waxa ka socda Koonfur Galbeed ay yihiin wax ka baxsan dastuurka ,islamarkaana dowladda dhexe ay ku qaaday duullaan oo loo meel dayin.

Madaxweynaha waxaa uu intaas ku daray in ay masuuliyiinta dalku aanay war ka ahayn wixii lasoo maray iyo halka uu wadanku ka yimid taasina ay daliil u tahay sida aan khasaaro ka baydhka lahayn ee ay xaaladaha soo wajaha u maaraynayaan oo khatar ku ah dalka.

xigasho:-radiorisaala.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip