Laba doorasho oo naga khasaartay

0
Tuesday November 06, 2018 - 20:37:27 in Wararka by
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba doorasho oo naga khasaartay

    Waxaad isag mid tihiin dhaqanka balanka baxa khiyaanada ku dhisan # ee hogaanka liita ah. Waxaa idin doortay shacabka soomaaliyeed oo wakiilo ka yihiin xildhibaano ay soo doorteen waxaad ka been sheegteen waxa aad balan qaadeen. Waxaad aamin san tih

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaad isag mid tihiin dhaqanka balanka baxa khiyaanada ku dhisan # ee hogaanka liita ah. Waxaa idin doortay shacabka soomaaliyeed oo wakiilo ka yihiin xildhibaano ay soo doorteen waxaad ka been sheegteen waxa aad balan qaadeen. Waxaad aamin san tihiin siyaasad ku dhisan nin jeclaysi iyo kooxaysi

Waxaad villa somalia ka dhigteen xarunta sharka iyo fidnada shacabka soomaaliyeed looga soo abaabulo.

waxaad og tihiin in shacabka soomaaliyeed idiin bixiye magacyo wajigiina ku Qoran

Sida Madaxweyne xasan Qoslaaye# madaxwayne Farmaajo moogane#

Hadii sharciga xaqa ah lagu Qoslo ama moogane la iska dhigo waa dhaqan aan ku wanaag saneyn madaxweyne

Way naga khasaartey waqtigii 2012-2016# waxaa kaloo markale naga khasaartey 2016- 2020#

Madaxweyne waxaa lagu cabiri karaa Kartidiisa hogaamiyanimo 300 oo maal mood


Sida caadiga ah ee cabirka siyaasadeed# ee aduunka u Qoran. Talada aad mudanada kaa maqan 10 sano kuma sixi kartid.

Shacabka soomaaliyeed ee runta jecely waa og yihiin wixii dhacay 300 oo maalmood intii uu xilka hayo madaxwayne Farmaajo fadeexadaha siyaasadeed ee hareeyey villa somalia.

WQ: Danjire Maxamed Caalim



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip