Dhanka kale Chelsea ayaa Stamford Bridge kusoo dhoweyn doonto kooxda London ay ka wada dhisanyihiin ee Crystal Palace oo toddobaadkii hore bareejo ku hakisay Arsenal.
Blues haddey guuleysato waxa ay ka sara mari doontaa Liverpool oo hadda laba dhibcood ka sarraysa.
Safafka macquulka ee ah kullanka Manchester City vs Southampton
Man City: Ederson; Walker, Kompany, Laporte, Mendy; B. Silva, Fernandinho, D. Silva; Mahrez, Aguero, Sterling.
Southampton: McCarthy; Soares, Stephens, Hoedt, Bertrand; Redmondm, Hojberg, Romeu, Lemina, Elyounoussi, Ings.
Safafka macquulka ah ee kullanka Chelsea vs Crystal Palace
Chelsea: Arrizabalaga; Azpilicueta, Luiz, Rudiger, Alonso; Kante, Jorginho, Kovacic; Willian, Morata, Hazard.
Crystal Palace: Hennessey; Wan-Bissaka, Tomkins, Sakho, Van Aanholt; Townsend, Kouyate, Milivojevic, McArthur; Ayew, Zaha.
EPL: Hordhacyada iyo safafka macquulka ah ee kullamada Premier League-ga ee maanta la ciyaari doono.
Labba kulan oo ka tirsan horyaalka Premier League-ga ayaa maanta illaa caawa la ciyaari doonaa. Kooxaha safka hore kaga jira kala sarraynta horyaalka ayaa la kala ciyaari doono laba koox oo ka mid ah 10-ka hoose.